Ohio Probate Form: Application For The Guardianship Of A Minor - Somali

ADVERTISEMENT

 
MAXKAMADDAHA DHAXALKA EE DEGMADA _____________ , OHIO
ARRINTA KU SAABSAN KA MAS’UUL KA NOQOSHADA
________________________________________________________________
LAMBARKA DACWADDA __________________________
CODSI LAGU MAGAABAYO MAS’UUL KA
NOQOSHADA ILMO AAN QAANGAADHIN
[R.C. 2111.03(C)]
Anigoo ah codsadaha isla markaana degan degmada ___________________ ee Ohio, waxa aan
halka ku codsanayaa in aniga oo ah (qofka magaciisa) (magaceeda) ama qof ku haboon loo
magacaabo inuu mas’uul ka noqdo ilmaha aan qaangaadhin ee magaciisa hoos ku xusan yahay
taasoo caddeyneysa in qofka ilamaha mas’uulka ka noqonaya uusan ahayn qofka maamulaya,
qeybinaya ama awood maamul ku leh dhaxalka ilmaha.
______________________________________________________________________________
Magaca Ilmaha
Da’da
Taariikhda dhalashada
Halka uu degan yahay
_____________________________________________________________________________________
______________________________________________________________________________
Halkan waxaa ku lifaaqan dadka ehel ahaan u xiga ilmaha. (Foomka 15.0) in ilmaha loo sameeyo
qof mas’uul ka ah waa muhim waayo (R.C. 2111.06),_________________________________
______________________________________________________________________________
NOOCA MAS’UUL KA NOQOSHADA EE AAD CODDSANEYSO
_____Mid aan xuduud laheyn _____ Mid kooban _____ Qofka iyo dhaxalka _____ dhaxalka
kaliya_____ Qofka kaliya (ilmaha)
HADDII MAS’UUL KA NOQOSHADA LA CODSANAYO AY TAHAY MID KOOBAN,
Muddo intee le’eg (waqtiga) ayaa la codsanaya mas’uul ka noqoshada: ______ mid aan
dhamaad laheyn______ mid ku eg ___________________________________, 20____
Awoodaha kooban ee la siiyey waa:
______________________________________________________________________________
______________________________________________________________________________
______________________________________________________________________________
______________________________________________________________________________
Codsaduhu waa inuu ku soo lifaaqaa maragkac sida uu qabo sharciga R.C. 3109.27.
FORM 16.0 - APPLICATION FOR APPOINTMENT OF GUARDIAN OF MINOR
Somali (Translated November 2009)
Provided by the Interpreter Services Program of the Supreme Court of Ohio
The English version of this form and other information is available on the
 

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Legal
Go
Page of 2