Ohio Probate Form: Application For The Guardianship Of A Minor - Somali Page 2

ADVERTISEMENT

 
Codsaduhu waxa uu caddeynayaa in ay jiraan waxyaabo muujinaya in codsigiisu uu
maxkamadda hoos yimaado. (sida uu qabo shacriga R.C. 3109.22).
Codsadaha waxaa horey loogu soo oogey (looguma soo oogin) inuu geystey fal dambiyeed la
xiriira tuuganimo, dagaal gacan ka hadal ah, ama galmoodka ah, adeegsiga khamriga ama
maandooriyayaasha (hadii horey loogu soo oogey qor taariikhda iyo goobta fal dambiyeed kasta
iyo sida uu ku dhamaadey)
______________________________________________________________________________
______________________________________________________________________________
______________________________________________________________________________
Dhaxalka guud ee ilmaha kor ku xusan waa sida soo socota:
Hantida qof ahaaneed .......................................................................... $ _________________
Hantida ma guurtada ah........................................................................ $ _________________
Dakhliga kirada ee sanadlaha ah……….............................................. $ _________________
Dakhli kale oo sanadle ah……............................................................. $ _________________
Wadar….……………………………………………………………...$ _________________
Codsaduhu waxa uu ku soo lifaaqay codsigan damaanad qiimaheedu yahay $_______________
Waxa aan halkan ka caddeynayaa in macluumaadka aan kor ku soo sheegay iyo qoraalada kale
ee k u lifaaqan ay run yihiin isla markaana aan ka run sheegay.
_______________________________
_____________________________________
Saxiixa Qareenka
Saxiixa Codsadaha
_______________________________
_____________________________________
Si bayaan ah u qor magacaaga
Si bayaan ah u qor magacaaga
_______________________________
_____________________________________
Cinwaanka
Cinwaanka
_______________________________
_____________________________________
Magaalada, Gobolka, iyo summad boosto
Magaalada, Gobolka, iyo Summad boosto
_______________________________
_____________________________________
Telefoonka lagaa helo(soo raaci furaha)
Teleefoonka laga helo
(soo raaciso lambarka furaha)
_______________________________
Lanbarka laga diiwaangeliyey Maxkamadda
 
FORM 16.0 - APPLICATION FOR APPOINTMENT OF GUARDIAN OF MINOR
Somali (Translated November 2009)
Provided by the Interpreter Services Program of the Supreme Court of Ohio
The English version of this form and other information is available on the
 

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Legal
Go
Page of 2