Ohio Probate Form: Application For The Guardianship Of A Minor - Somali

ADVERTISEMENT

 
MAXKAMADDAHA DHAXALKA EE DEGMADA _____________ , OHIO
____________________________ QAALIGA
MAS’UUL KA NOQOSHADA__________________________________________________
LAMBARKA DACWADDA. __________________________________________
CODSI LAGU MAGAABAYO MAS’UUL KA
NOQOSHADA QOF AAN ISKU FILNEYN
[R.C. 2111.03]
Codsadaha waxa uu maxkamadda u soo bandhigey in qofka la yirahdo ________________________
___________________________________ oo da’diisu tahay ______ sano jir, degan ama si sharci ah u
degan _______________________________ ee degmada _____________ , Ohio aanu naftiisa mas’uul
ka noqon karin sababaha soo socda dartood (R.C. 2111.01(D)) ____________________
____________________________________________________________________________________.
Waxaa ku lifaaqan warbixinta ay soo saareen dadka aqoonta (takhasuska) u leh (Foomka 17.1)
Waxaa ku lifaaqan dadka ehel ahaan u xiga qofka aan mas’uulka iska noqon karin (Foomka 15.0)
Dhaxalka guud ee qofka kor ku xusan waa sida soo socota:
Hantida qof ahaaneed .................................................. $ _________________
Hantida ma guurtada ah................................................ $ _________________
Dakhliga kirada ee sanadlaha ah……........................... $ _________________
Dakhli kale oo sanadle ah……..................................... $ _________________
Codsaduhu waxa uu caddeynayaa in uusan ahayn qofka maamulaya, qeybinaya ama awood
maamul ku leh dhaxalka qofka aan mas’uulka iska noqon karin.
Codsaduhu waxa uu ku soo lifaaqay codsigan damaanad qiimaheedu yahay $_______________
Codsaduhu waxaa kale oo uu maxkamadda u soo bandhigey in ay muhiim tahay in la magacaabo qof
mas’uul ka noqda lahayaha
hantida la hayaha
si daryeel ku habboon loogu helo loo magacaabo.
NOOCA MAS’UUL KA NOQOSHADA EE AAD CODSANEYSO
Mid aan xad laheyn
Mid kooban
Qofka iyo dhaxalka
dhaxalka kaliya
Qofka kaliya
(ilmaha)
Hadii mas’uul ka noqoshada la codsanayo ay tahay mid leh awoodo go’an. Awoodahaas go’an waa:
______________________________________________________________________________
______________________________________________________________________________.
LAMBARKA DACWADDA __________________________
 
FORM 17.0 APPLICATION FOR APPOINTMENT OF GUARDIAN (AN ALLEGED INCOMPETENT)
Somali (Translated November 2009)
Provided by the Interpreter Services Program of the Supreme Court of Ohio
The English version of this form and other information is available on the
Eff. Date March 1, 2008
 

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Legal
Go
Page of 2