Arm Theraband Exercises: Standing Somali Page 2

ADVERTISEMENT

Laastiigga Jimicsiga Gacanta:
Taagnida
Samee jimicsiyadan adiga oo taagan. Waxaad ku qaban doontaa hal
dhinaca dambe ee laastiigga ah gacanta aad jimicsiga ku sameyneyso.
Dhinaca kale ee dambe ee laastiigga ayaa inta ugu badan lagu dhidbaa
cagtaaga oo ah dhinaca jimicisga lagu sameynayo. Hubi inaad neefsato
kolba markasta oo aad samayneyso jimicsiyadan. Jimicsiyada u samee si
aayar ah iyo dhaqdhaqaaq dheellitiran natiijada ugu fiican si loo helo.
Jimicsiyada waa in la sameeyaa _____ jeer maalintiiba.
Ku celi jimicsi kasta ______ Jeer.
Ku samee jimicsiyadan  Gacanta midig  Gacanta Bidix
 Labada gacmoodba
‰ Ku dhidib laastiigaa
wareegga cagtaada dhinaca
aad Jimicsiga samayneyso.
Ku qabo laastiigga dhinaciisa
kale ee dambe gacantaada.
Ku bilow gacantaada oo
aad dhibaca ku hayso oo
xusulkaaguna 90 digrii
laaban yahay.
Qun yar uga soo laab
gacantaada xusulka, adiga oo
keenaya gacanta garabkaaga,
laastiiggana fidinaya.
Si aayar ah ugu celi
xusulkaaga bartii aad ka
bilowday.
Naso oo ku celi.
Arm Theraband Exercises: Standing. Somali.
1

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Education
Go
Page of 6