Exercises To Strengthen Your Shoulder - Somali Page 10

ADVERTISEMENT

‰ Wareejinta Gudaha ee Garabka:
• Ku xidh laastiigga ama dhuunta heer dhexda le’eg.
• Ku fadhiiso ama istaag gambar gacmahaaga oo dhinacyada yaal.
• Ku qabo laastiigga gacanta ugu dhow dhinaca u laastiiggu ku
dhajisan yahay.
• Xusulka oo laaban 90 digrii, oo dhinacaaga yaal, laastiigga soo jiid
oo soo mari gudub ahaan oogadaada horteeda.
• Sidaa ku hay oo markaana qun yar ugu soo celi bartii bilowga. Naso
oo ku celi.
Exercises to Strengthen Your Shoulder. Somali.
5

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Education