Exercises To Strengthen Your Shoulder - Somali Page 4

ADVERTISEMENT

‰ Dhabarka u jiifso gacmaha
iyo faraha oo aad ku duubto
usha korkeeda.
Hal gacan woxoogaa kor uga
qaad jirkaaga oo xusulkana
laab 90 digrii.
Adiga oo isticmaalaya
gacanta kale, riix usha si
aad u geyso gacanta meel ka
korreysa garabka.
Sidaa ku hay. Qun yar dib ugu soo deji gacanta oo naso. Ku celi.
‰ Dhabarka u jiifso adiga
oo faraha iyo gacanta ku
qabsada usha korkeeda.
Hal gacan woxoogaa kor
uga qaad oogadaada oo
xusulkana laab 90 digrii
. Adiga oo isticmaalya
gacanta kale, riix usha
si aad ugu dhaqaajiso
gacanta hoos dhinaca
dhexdaada.
Sidaa ku hay. Ku celi
gacantaada bartaad ka
bilowday oo naso. Ku celi.
Exercises to Strengthen Your Shoulder. Somali.
2

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Education