Scapular Shoulder And Elbow Theraband Exercises - Somali Page 10

ADVERTISEMENT

‰ Fidinta Garabka:
Laastiigga ku hey heerka dhexdaada. Ku bilow gacanta oo kor u
socota, oo suxulku toosan yahay. Gacanta u jiid xagga dembe inta aad
kartid.
‰ Garab Ka Fogeynta Tooska ah ‘Horizontal’:
Kor u qaad gacantaada illaa heerka garabka, ee la siman ‘parallel’
sagxadda, iyadoo suxulkaagu toosan yahay ama si yar u laaban yahay.
Gacantaada u jiid gudubka jirkaaga.
Scapular, Shoulder and Elbow Theraband Exercises. Somali.
5

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Education