Fidinta Gudubka ah ‘Diagonal’ ee #2:
Gacantaada ku qabso laastiigga meel la sima garabka, oo u jiid xagga
dhinaca. Hoos u soo jiid gacantaada gudubka jirkaaga illaa xagge kale.
Hore Isu Tuur:
Iyadoo dhabarkaagu u jeedo laastiigga oo uu la siman yahay garabka,
laastiigga ka qabso xagga dembe. Hore u jiid, adigoo toosinayana
gacantaada.
Scapular, Shoulder and Elbow Theraband Exercises. Somali.
7