Scapular Shoulder And Elbow Theraband Exercises - Somali Page 4

ADVERTISEMENT

‰ Fidinta muruqyada
garabka:
Laastiigga ku xir
qabatada albaabka.
Adigoo dhabarka u
jeediyey albaabka,
gacantaada oo h re
u fidsan ku qabso
laastiigga. Garabkaaga
u dhaqaaji xagga hore
iyadoo gacantaadu
fidsan tahay.
‰ Laabidda Garabka:
Laastiigga ku xir qabatada
albaabka. Adigoo dhabarka u
jeediyey albaabka, ku bilow
gacantaada oo dhinacaaga
laalaadda. Gacantaada u riix
xagga hore oo kor u qaad.
‰ baabacada oo kor jeedda
‰ suulka oo ku u jeedda
‰ Gabar Ka Fogeynta
Dhexda Jirka:
Ku bilow gacantaada oo ka
gudubsan jirkaaga oo haysata
laastiiga u dhow qabatada
albaabka. Gacantaada si toos
ah ugu jiid xagga dhinaca
jirka iyadoo ay fidsan tahay.
‰ baabacada oo kor u jeedda
‰ suulka oo ku u jeedda
Scapular, Shoulder and Elbow Theraband Exercises. Somali.
2

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Education