Scapular Shoulder And Elbow Theraband Exercises - Somali Page 6

ADVERTISEMENT

‰ Garab U Dhaweynta Dhexda
Jirka:
Laastiigga ku hey meel la
siman dhexda jirka. Ku bilow
gacantaada oo ka baxsan
dhinacaaga, oo suxulkaaga toosi
ama laab. Gacantaada ku soo
jiid dhinacaaga. Ha wareejin
dhexdaada.
‰ Kala Jiidka Laabta ee
Muruqyada Garabka:
Laastiiga ku qabso
labada gacmood ama
ku dul xir gacmahaaga.
Labadaada gacmood ku
kala jiid laastiigga illaa
dhinacyadaada.
‰ Hoos U Jiididda Muruqyada Garabka:
Laastiigga ku xir madaxaagga korkiisa. Iyadoo gacmahaagu
madaxa ka koreeyaan, laastiigga u jiid dhicacyada iyo hoos, iyadoo
suxulladaadu laaban yihiin dhinacyadaada.
Scapular, Shoulder and Elbow Theraband Exercises. Somali.
3

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Education