Scapular Shoulder And Elbow Theraband Exercises - Somali Page 8

ADVERTISEMENT

‰ Wareejinta Dibbada Ah ee Garabka:
Laastiigga ku hey meel la siman dhexdaada. Isticmaal gacanta uga
fog laastiigga oo suxulka ku hey dhinacaaga. Gacantaada u wareeji
si ka baxsan jirkaaga. Baabacadaada hore ha la sinnaanto sagxadda
‘floor’.
‰ Wareejinta Gudaha Ah ee Garabka:
Laastiigga ku hey meel la siman dhexdaada. Isticmaal gacanta
uga dhow laastiigga oo suxulkaag ku hey dhinacaaga. Gacantaada
u wareeji dhinaca jirkaaga. Baabacadaada hore ha la sinnaanto
sagxadda ‘floor’.
Scapular, Shoulder and Elbow Theraband Exercises. Somali.
4

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Education