Application For Change Of Name (Minor) - Somali

ADVERTISEMENT

MAXKAMADDA DHAXALKA EE DEGMADA _______________, OHIO
UJEEDDO: MAGAC
BEDELASHO_________________________________________________________
(Magacaaga hadda laguu yaqaan)
Loona
bedelayo______________________________________________________________________
(Magaca aad codsnaneyso in laguugu bedelo )
Lambarka gal dacwadeedka ________________________
CODSI MAGAC BEDELID QOF WEYN/QAANGAAR AH
[R.C. 2717.01]
Codasaduhu waxa uu caddeynayaa inuu yahay qof weyn isla makaana uu degenaa degmada
_____________________________________, Ohio, ugu yaraan muddo sanad ah ka hor inta aadan diiwangelin
codsigan.
Codsaduhu waxa uu codsanayaa in magaciisa laga bedelo
_____________________________________________________________________________________________
Loona bedelo
_____________________________________________________________________________________________
Sababaha hoos ku xusan:

Waxa uu codsaduhu caddeynayaa in ogeysiis ku saabsan uu isbedelka magaciisa ku daabici doono wargeyska laga
akhristo degmada muddo (30) cisho ka hor inta aan la qaban dhageysiga maxkamadda ee magac bedelidda.
__________________________________________
___________________________________________
Saxiix Qareenka ka
Wakiilka ka ah codsadaha
__________________________________________
___________________________________________
Ku qor magacaaga oo bayaan ah
Ku qor magacaaga oo bayaan ah
__________________________________________
___________________________________________
Cinwaanka
Cinwaanka
__________________________________________
___________________________________________
Magaalada, Gobolka iyo Nawaaxiga (Zip)
Magaalada, Gobolka iyo Nawaaxiga (Zip)
_______________________________________
___________________________________________
Telefoon Lambarka (ku dar lambarka degaanka [Area Code])
Lambarka qareenka . _____________________
FORM 21.0 - APPLICATION FOR CHANGE OF NAME OF ADULT
Somali (Translated November 2009)
Provided by the Interpreter Services Program of the Supreme Court of Ohio
The English version of this form and other information is available on the
Nov. 1, 2000

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Legal
Go
Page of 2