Application For Change Of Name (Minor) - Somali Page 2

ADVERTISEMENT

 
DIIWAANGELINTA DHAGEYSIGA CODSIGA IYO AMRADDA DAABACAADDA
OGEYSIISKA
Waxa ay maxkamaddu amreysaa in codsigan ay maxkamaddu dhageysato maalinta ____________
_______________________,______,saacaddu marka ay tahay _________ ____.. Waxaa la farayaa codsadaha inuu
ku daabaco ogeysiiska codsigiisa mid ka mid ah wargeysyada laga akhristo degmada ugu yaraan (30) cisho ka hor
taariikhda loo qabtay dhageysiga codsiga isla markaana aad maxkamadda u soo gudbiso warqaddii boostada ee lagu
wargeliyey waaldika, sida uu qabo sharciga.
.
_________________________________________________
Qaaliga Maxkamadda Dhaxalka
_________________________________________________
 
Xoghaynta Maxkamadda
 
FORM 21.0 - APPLICATION FOR CHANGE OF NAME OF ADULT
Somali (Translated November 2009)
Provided by the Interpreter Services Program of the Supreme Court of Ohio
The English version of this form and other information is available on the
Nov. 1, 2000

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Legal
Go
Page of 2