Pendulum Exercises For Shoulder - Somali Page 2

ADVERTISEMENT

Jimicsiyada Garabka ee
‘Pendulum’ka ah
Dhammaan jimicisyad waa in la sameeyaa 5 jeer maalintii, kullanno ah 5
daqiiqo illaa 10 daqiiqo.
‰ Dhexda ka foorarso si ay gacantaadu hoos ugu laadlaadsanto. Waxa
laga yaabaa inaad taageero ahaan u qabsatid miis ama kursi. Si tartiib
ah u rux miisaanka jirkaaga min bidix illaa cagtaada midig ama si
ah dhaqdhaqaaq wareeg ah oo aad gacanta u dhaqdhaqaajisid qaab
wareeg ah. Dhinaca kale u beddel dhaqdhaqaaqa si ay gacantaadu
ugu dhaqaaqdo jihada kale. Sidan samee 5 jeer oo jiha kasta ah.
‰ Dhexda ka foorarso si ay gacantaadu
hoos ugu laadlaadsanto. Waxa laga
yaabaa inaad taageero ahaan u
qabsatid miis ama kursi. Gacantaada
u dhaqaaji hore iyo dib. Gacantaa u
oggolow inay si madax bannaan u
leexeysato.
Pendulum Exercises for Shoulder. Somali.
1

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Education
Go
Page of 4