Rotator Cuff Exercises Somali Page 2

ADVERTISEMENT

Jimicsiyada Muruqyada
Wareegga ama Gulubida
Jimicsiyadan waxa lagaa yaabaa in la isticmaalo haddii dhaawac ku
yimaaddo muruqyada wareegga ee garabka ama si loo xoojiyo garabka.
• Jimicsiyadan samee adigoo wejiga ugu jiifa miis jimicsi ama meel
kale oo adag oo gacmahaagu ka lulan karaan.
• Madaxaaga u jeedi garabka aad jimicsiga ula jeedid.
• Gacantaada kor ha u qaadin meel ka sarreysa dhererka garabkaaga.
Jimicsi kasta ku celi ____ jeer. Boos kasta waxaad joogtaa 2 illaa
5 sekin. Jimicsiyadan samee _____ jeer maalin kasta.
Jimicsiyo
‰ Ku bilow gacmaha oo ka laalaada dhinaca miiska iyadoo suulkaagu
kor u jeedo xagga madaxaaga. Suxulkaagu waa inuu toosan yahay.
Kor u qaad gacantaada si toos ah dhinaca xagga sare ee miiska.
Halkaa ku hey, ka bacdina hoos u dhig gacantaada oo sidaas ku celi
mar kale.
Rotator Cuff Exercises. Somali.
1

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Education
Go
Page of 6