Assisted Arm Range Of Motion Exercises Somali Page 4

ADVERTISEMENT

Iyadoo suxulku
wareegsan yahay
xagal 90-digrii
angle, qabo gacanta
halka suxulka iyo
curcurtaka. Wareeji
gacanta hoose ilaa
baabacada bukaan-
socodku la sinnaato
foolkiisa. Haddana
wareeji gacanta
hoose ilaa baabacdu
kasii jeesato
foolka bukaan-
socodka. Ku samee
jimicsigan gacanta kale.
Curcurka iyo faraha
Faraha oo fidsan,
dib u soo laab
curcurka. Haddana
hore usoo laab
faraha iyo curcurta.
Ku same jimicsigan
gacanta kale.
Gacanka xoog u kala bixi
haddana faraha isku soo
laab sidii qof wax feedhaya.
Kala fogee faraha haddana
isku soo celi. Ku samee
jimicsigan gacanta kale.
Assisted Arm Range of Motion Exercises. Somali.
2

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Education
Go
Page of 6