How To Wear And Care For Your Splint Somali Page 4

ADVERTISEMENT

• Haddii taageerada kabniinkaagu keeno mid ka mid ah
dhibaatooyinkan, iska fur oo ugu yeedh dhakhtarkaaga amase
kalkaaliyaha si dhakhsa ah:
Cadaadis uu ku sameeyo meesha sida barar yar amase inay casaato
f
haddii casaankaasi baabi’i waayo saacad kadib markaad ka furtay
kabniinka
Barar kordha
f
Qalafsanaan badan, xanuun amase dareen la’aan
f
Nabarka oo ay biyo galaan
f
Sidee loo nadiifiyaa taageerada kabniinka
Haddii aad muddo iska saari karto taageerada kabniinka, waa fursad
wanaagsan an oo lagu nadiifiyo.
• Ku nadiifi taageerada kabniinka saabuun iyo biyo diirran kuna xoq
burush yar.
• Aalkolo ku tirtir taageerada kabniinka gudihiisa si ay urtu uga
yaraato.
• Gacanta ku maydh qabteyaasha Velcro iyo marada kala jiidmaysa
biyo diiran oo saabuun leh kuna qallaji.
Kala hadal dhakhtarkaaga, kalkaaliyaha caafimaad amase
daaweeyahaaga haddii aad wax su’aal ah hayso amase walaac kugu
jiro.
2007– 11/2011 Health Information Translations
Unless otherwise stated, user may print or download information from for personal, non-commercial use only. The medical information
found on this website should not be used in place of a consultation with your doctor or other health care provider. You should always seek the advice of your doctor or
other qualified health care provider before you start or stop any treatment or with any questions you may have about a medical condition. The Ohio State University
Medical Center, Mount Carmel Health System, OhioHealth and Nationwide Children’s Hospital are not responsible for injuries or damages you may incur as a result of
your stopping medical treatment or your failure to obtain medical treatment.
How to Wear and Care for Your Splint. Somali.
2

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Medical
Go
Page of 4