Arm Theraband Exercises: Lying Somali Page 4

ADVERTISEMENT

Adiga oo haya laastiigga,
qallooci gacmahaaga illaa 90
digrii, oo ku hay xusullada
dhincayadaada.
Aayar u kala jiid gacmahaaga,
adiga oo iyaga kala fidinaya
laastiigga. Hubso inay
xusullada aad ku hayso
dhinacyada.
Ku hay, markaa qun yar
ugu soo celi gacmahaaga
meeshoodii
Naso oo ku celi.
Labada gacmood oo kuu toosan,
oo aad hayso laastiigga, hal
gacan saar ta dhinaca kale. Ku
dhidib dhinacaaga laastiigga
gacanta toosan aad ku hayso.
Ka keen gacanta toosan dhinaca
kale lugtaada, oo soo dul mari
jirkaaga markaana soo jiid
laastiigga oo dul mari madaxa
adoo ka fogeynaya jirkaaga.
Suulkaaga ayaa ku aaddanaan
doona sarriirta.
Sidaa ku hay markaasna si qun
yar ah ugu soo celi gacanta hoos
adiga oo dul marinaya bartaad
ka bilowday.
Naso oo ku celi.
Arm Theraband Exercises: Lying. Somali.
2

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Education
Go
Page of 6