Arm Theraband Exercises: Standing Somali Page 4

ADVERTISEMENT

‰ Hal dhinac oo lugtaada ku
dhidbban, laastiigga ku hay
gacantaada oo aad fidiso.
Suulkaagu waa inuu ku
jeedaa saqafka.
Gacantaada oo fidsan
adigoo toos u haya,
aayar u qaad gacantaada
oo dul mari madaxaaga
laastiiggana kala jiidaya.
Ku daa sidaas markaana
aayar hoos u soo celi
gacantaada, iyada oo
fidsan.
Naso oo ku celi.
‰ Hal dhinac oo lugtaada
ku dhidbban, laastiigga
ku hay gacantaada oo
aad dhinacaaga ku fidiso.
Suulkaagu waa inuu ku
jeedaa saqafka.
Adiga oo gacantaada
fidsanaanta ku haya,
aayar u qaad madaxaaga
oo soo deji gacantaada
sida jimicsiga gacmaha
iyo lugaha kala bixin
lagu boodo, adiga oo
laastiiggana kala jiidaya.
Ku celi.
Arm Theraband Exercises: Standing. Somali.
2

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Education
Go
Page of 6