Exercises To Strengthen Your Shoulder - Somali Page 12

ADVERTISEMENT

Labadan jimicsi waxa lagu sameeyaa laastiig ama dhuun la’aan.
Kolba markuu garbakaagu adkaado, terabistahaaga ayaa laga
yaabaa inuu miisaano gacmeed fudud ku biiriyo jimicsiyada.
‰ Istaag gacmahaaga oo si
siman u yaal dhinacyadaada
iyo baabbacooyinka oo u
jeeda dhinaca oogadaada.
Gacantaada ugu bixi kor
dhinacaaga, adiga oo
roga baabbacada markay
gacantaadu gaadho dhererka
garabka. Ha dheereyn heerka
garabka.
Sidaas ku ahay oo markaa
aayar hoos u soo deji
gacantaada oo naso. Ku celi.
‰ Istaag xusulladaada oo
yaal dhinac suulkuna kor u
qaadsan yahay.
Gacantaada heer garab soo
gaarsii iyada oo woxoogaa ka
soo baxsan oogada.
Sidaa ku hay oo markaa
qun yar hoos ugu soo dhig
gacantaada.
Naso oo ku celi.
5/2013 Health Information Translations
Unless otherwise stated, user may print or download information from for personal, non-commercial use only. The medical information
found on this website should not be used in place of a consultation with your doctor or other health care provider. You should always seek the advice of your doctor or
other qualified health care provider before you start or stop any treatment or with any questions you may have about a medical condition. The Ohio State University
Wexner Medical Center, Mount Carmel Health System, OhioHealth and Nationwide Children’s Hospital are not responsible for injuries or damages you may incur as a
result of your stopping medical treatment or your failure to obtain medical treatment.
Exercises to Strengthen Your Shoulder. Somali.
6

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Education