Exercises To Strengthen Your Shoulder - Somali Page 2

ADVERTISEMENT

Jimicsiyada lagu Xoojiyo
Garabkaaga
• Samee jimicsiga _____ jeer maalintii:
 Gacanta midigta
 Gacanta bidix
 Labada gacmoodba
• Ku celi jimicsi kasta _____ Jeer.
• Ku hay xaalad kasta illaa _____ sekand.
• Haddaad jeceshahay jimicsiyada lagu sameeyo miis adag oo xejis
leh jiifka xajis waxa kaloo lagu samayn karaa sakxadda ama benjiga
jimicsiga.
Saddexda jimicsi ee soo
socda, ku istcimaal ul ama
qori dhumuc weyn.
‰ Dhabarka u jiifso, adiga
oo ul dhumuc weyn
labada gacmood ku hay
ka bilow hoos.
Garbahaaga sin usha oo u
taal gudub cagahaaga.
Kor u qaad usha illaa
madaxaaga fogaan illaa
intaad karto.
Sidaa ku hay. Aayar dib ugu soo deji usha oo markaa naso, oo ku celi
mar kale.
Exercises to Strengthen Your Shoulder. Somali.
1

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Education