Exercises To Strengthen Your Shoulder - Somali Page 6

ADVERTISEMENT

Iska dhig usha saddexda jimicsi ee soo socda.
Saddexda jimicsi ee soo socda, terabistahaaga ayaa laga yaabaa
inuu miisaano fudud ku biiriyo jimicsiga kolba markuu garbakaagu
adkaado.
‰ Dhinac u jiifso.
Gacantaada hoose u fidi
kor madaxaaga.
Gacantaada sare ku hay
dhinacaaga oo xusulkuna
laaban yahay 90 digrii, si
gacantu u taal dhulka ama
miis.
Iyada oo gacantaada
sare dhinacaaga ku
dhejisan tahay, kor u qaad
gacantaada illaa heer garabka.
Sidaa ku hay oo markaana u soo deji bartaad ka bilowday. Naso oo
ku celi.
‰ Caloosha ugu dul jiifso
miis ama kursi dheere
(benj). Hal gacan hoos
uga soo laalaadi toos illaa
dhulka.
Gacantaada u soo qaad
dhinacaaga illaa intay la
gudboonaaneyso dhulka.
Sidaas ku hay oo markaa
aayar hoos u soo deji
gacantaada. Naso oo ku
celi.
Exercises to Strengthen Your Shoulder. Somali.
3

ADVERTISEMENT

00 votes

Related Articles

Related forms

Related Categories

Parent category: Education